agaalli
(m.dh)Nuguushi (xiddigo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agaalli ↴
nuguushi [m.dh]
Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg