Agaasin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2. ld agaasimid. Habeynta iyo isku dubbarididda hawsha. 3. A. guud: xafiis laga maamulo dhowr waaxood.
Agaasin
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Habeyn iyo isku dubbaridid (hawl).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agaasin ↴
maammule | agaasimid | agaasinnaan | agaasinnaansho | hagaasin | qoolaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg