Agan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ceel biyo badan leh; naq badan. 2. A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aan intifaac lahayn.
ku/igu dhagan*
ka hadlaya qof ama wax siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi. Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agan ↴
taagan | xagan | xagan | amaagan | amaagan | ammaagan | ammaagan | cagaagan | dagan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg