Site icon Qaamuus

ereyga

Agoomow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agoomow

agoomoobid | agoonow | agoontow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version