Site icon Qaamuus

ereyga

Agow

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agow ii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agow

uskagow | an | dugaagow | fallaagow | nagow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version