Ajar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyo qof camal wanaagsan sameeyey. 2. ld ajarid.
Ajar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)Khayaano; qayaano.
Ajar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid si qarsoodi ah u dhibaatayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajar ↴
ajaran | ajaran | ajaraysasho | ajarayso | ajarid | ajarmid | ajarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg