Site icon Qaamuus

ereyga

ajarid
(m.f.dh)

eeg ajar³. ld ajar¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajarid

ajar [m.l]
1. ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyo qof camal wanaagsan sameeyey. 2. ld ajarid.

boqnajarid [m.dh]
ld boqnagoyn.

timajarid [m.dh]
Habka timaha loo jaro ama loo qurxiyo. ld timajar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version