Aji
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(aji, m.dh) 1. Qof nasab wanaagsan ka soo jeeda. 2. Soomaali.
qaaxoolaji*
Macnaha ereygan cidii garaneysa fadhlan kasoo jawaaba.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aji ↴
ibajiiqo | ibajitaysan | ibajitaysnaan | ibajitaysnaansho | ibajito | ibajitoobid | ibajitow | xaaji | caaji | caajin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg