Site icon Qaamuus

ereyga

Akademiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maamul ka kooban aqoonyahanno oo loo xilsaaray kor u qaadidda aqoonta, fanka iyo dhaqanka bulshada. 2. Dugsi sare oo qaabilsan carbiska ciidamada. ld akademiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akademiye

akademiyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version