Akhiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax waqti la rabay dib uga dhacay noqosho.
Akhiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax waqti la rabay dib uga dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akhiran ↴
akhirmid | akhirnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg