Akhriso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Haweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.
Akhriso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)Wax qoran daalacasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akhriso ↴
akhrisasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg