Alaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Qalabka guriga looga adeegto. 2. Waxyaabaha qofka u gaarka ah sida sanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alaab ↴
saabbilaash | jaabo | daabbul | saad | yucub | aar | alaab caydhiin | alaab ceyriin | alaabayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg