Alaalabbaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Baqdi aan aqoon ku dhisnay; baqdin qalo keento. 2. ld alaabbiqid.
Alaalabbaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -biqi)Cabsi kaddaray ah dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alaalabbaq ↴
alaalabbiqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg