Albaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo/-byo, m.dh)Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.
Albaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Irrid, albaab u yeelid. 2. Albaab furan xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga albaab ↴
albaaban | albaabid | albaabjooge | albaabnaan | albaabnaansho | alwaax | baal | ballaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg