Aleen
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-eemo, m.dh)Koor yar oo geela loo xiro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleen ↴
baabbaca-caleen | uskag-galeen | biyaggaleen | caanaggaleen | caleen | caleendhacsad | caleendhacsade | caleendhacsasho | caleendhacsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg