Algoordan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-amo, m.dh)(xis.) Urur qaanuunno ah oo hagaag u qeexan, loona adeegsado furfirista mas'alad iyada oo la qaadayo tallaabooyin tiradoodu koobantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga algoordan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg