Site icon Qaamuus

ereyga

Alif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. Xarafka ugu horreeya farta Carabiga. 2. Alifba'. 3. Astaan alifka u eg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alif

b | e | i | t | u | c | k | q | kaabul | qaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version