Alifley
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Carruur dugsi ku jirta oo alifka dhigata. 2. Ciidamada inta alif sidata.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alifley ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg