Aljebra
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto habdhisyada tirooyinka iyo astamahooda guud ahaan. Waxa la adeegsadaa xuruufo ama summado u taagan xaddiyada, iyo astooyin u taagan iskuxiridda xaddiyada ama tirooyinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aljebra ↴
aragtiinka asaasiga ah ee aljebra | xeerka kala-dhigga |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg