Site icon Qaamuus

ereyga

Alkaali

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

(kiim.) Beys xooggan oo biyaha ku milma. Ereygani wuxuu tilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali (ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamka ah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oo milma.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alkaali

biraha-alkaali | falkaaliye | kalkaalid | kalkaaliso | kalkaaliye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version