Alkiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)(kiim.) Nooc haydarokarboon ah oo leh naaneysta guud ee C H . Alkiinada (oo hore loo oran jiray olifiino) waa iskudhisyo aan dheregsaneyn oo leh dabar lammaan oo kaarboon-kaarboon ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alkiin ↴
alifaatig | nikal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg