Site icon Qaamuus

ereyga

Allabbari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.

Allabbari

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)

1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysanayo samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga allabbari

sab | allabbariyid | diiq | madaxshub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version