Allaylehe
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Erey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkidid in wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuu ka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ld allaylee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga allaylehe ↴
allaylee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg