Site icon Qaamuus

ereyga

Alwaax

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:

Qoryo xalleefsan oo si gaar ah loo qoro oo laga sameeyo qalabka guryaha sida, sariiraha, kuraasta, albaabyada, miisaska iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alwaax

raando | baraako | dalooliye | faarad | geedaggable | liif | miis | miisad | mitirkubbe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version