Alxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo. 2. ld alxamid.
Alxan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Bir iwm alxan ku kabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alxan ↴
alxaman | alxaman | alxamid | alxanan | alxanan | alxanmid | alxannaan | alxannaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg