Amaah
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-hyo, m.l)Xoolo qof laga qaato oo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amaah ↴
amaahasho | amaahbax | amaahbax | amaahi | amaahin | amaahis | amaahiye | amaaho | banki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg