Site icon Qaamuus

ereyga

amaahiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Cid amaah bixisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amaahiye

rubisaar [m.l]
Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version