Site icon Qaamuus

ereyga

Amaamud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Alkun; abuur. 2. A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey. 3. amaamudid.

Amaamud

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amaamud

umaadad | umaamadan | umaamade | umaamadid | umaamudnaansho | amaamudan | amaamude | amaamudid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version