amaamudid
(m.f.dh)eeg amaamud². ld amaamud¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amaamudid ↴
umaamadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaamad. ld amaamudid.
amaamud [m.l]
1. Alkun; abuur. 2. A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey. 3. amaamudid.
gamaamudid [m.dh]
ld gamaamadi.
qamaamudid [m.f.dh]
eeg qamaamud².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg