Site icon Qaamuus

ereyga

amad
(m.dh)

Dalagga ka soo go'a beeraha; fasal.
Laamadood*

Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid. 

Macne Dheeraad ah

Waa "laamaddood" ee raali ahaada. 

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amad

haamadday [m.l]
ld hamaday. hamaday

laamaddoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.

laamaddood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laamaddoo.

umaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Maal aruursasho.

umaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld amaamudan.

umaamade [m.l]
ld amaamude.

umaamadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaamad. ld amaamudid.

Ururkii Qaramada [m.l]
Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka.

xakaamad [m.dh]
ld xukun¹ (3).

adamaddoon [m.l]
Qof ugaarsada dugaagga iyo ugaarta intooda halista ah. ld adame.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version