Amar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/awaamiir, m.dh)1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaato weyn. 3. Kibir iyo qab weyni wadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
Amar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-mray, -martay; -mri)Qof hawl inuu fuliyo farid.
samareeb*
Wax fiican oo waxtar leh sabab u noqosho.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Kamarad*
Aalad wax sawirta. Kaamiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amar ↴
ha | yaa | ibamar | ibamar | ibamarad | ibamaran | ibamarasho | ibamarid | ibamarnaan | ibamarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg