amarkutaagle
(m.l)Awood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld amarkutaagleeye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amarkutaagle ↴
amarkutaaglayn [m.f.dh]
eeg amarkutaagle.
amarkutaaglee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Amarkutaagle samayn.
amarkutaagleeye [m.l]
ld amarkutaagle.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg