ambaal
(m.l)Raro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awrka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambaal ↴
balambaallis [m.dh]
Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro.
dhambaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo. 2. Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.
dhambaalside [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
dhambaalwade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
ld dhambaalside.
dhambaalwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld dhambaalside.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg