ambin
(m.f.dh)eeg ambi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambin ↴
faambin [m.dh]
ld faambiyid. faambiyid
waddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².
ciilkambin [m.dh]
ld ciilkambiyid.
gambin [m.dh]
ld gembiyi.
shaambin [m.f.dh]
eeg shaambi². ld shaambis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg