Ambo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Meel, jaho.
Ambo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)Cid waddada habboon ka lumid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambo ↴
yaambo | ambasho | baambow | bambo | baramboorri | boolamboolo | cambo | dambow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg