Amiino
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(kiim.) Koox iskudhisyo orgaanig ah oo biyaha ku milma, lehna kooxaha kaarbogsayl (-COOH) iyo amiino (-NH), oo ku dheggan kaarboonka alfa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amiino ↴
amiino asiidh | boolibabtaydh | damiino | kamiino | kodhon | kollooydh-soocid | meertada Kerb | tamiino |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg