Ammuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc xamaaratada ka mid ah oo muluca u eg kase weyn oo leh midab bunni ah. ld amuur.
Ammuur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Arrin; mushkilo. 2. Allabari. ld ummuur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ammuur ↴
ummuur | ummuuraysan | ummuuraysnaan | ummuuraysnaansho | afgammuur | afgammuur | afgammuuran | afgammuuran | afgammuurid | afgammuurmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg