Site icon Qaamuus

ereyga

Anaa

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'aa 1'.

Anaa

Qaabnaxa: qr. Isrogrogga:

ld ana.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anaa

aaddanaan | aaddanaansho | yaabbanaan | yaabbanaansho | ebyanaan | ebyanaansho | baabba'sanaan | baabba'sanaansho | qaabbilsanaan | qaabbilsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version