Site icon Qaamuus

ereyga

Anatomi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

(baay.) Barashada dhismaha noolayaasha, gaar ahaan xubnahooda gudaha iyada oo la adeegsanayo jeebis iyo baadhitaan weyneyso leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anatomi

soolaji | toobin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version