Site icon Qaamuus

ereyga

Anfac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waxtarka cuntadu jirka u leedahay; dheef; nafaqo. 2. Anfaco: cunto. 3. ld anficid.

Anfac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -fici)

Cid faa'iido u yeelasho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anfac

anfaco | anficid | dhukubo | manfac | manfaco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version