Site icon Qaamuus

ereyga

Anfariir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dareen kulminaya yaab weyn iyo cabsi; argaggax. 2. ld anfariirid.

Anfariir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Yaab weyn iyo cabsi dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anfariir

anfariiri | anfariirid | anfariirin | anfariirsan | anfariirsanaan | anfariirsanaansho | hanfariir | hanfariir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version