Site icon Qaamuus

ereyga

Angar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld angarid.

Angar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Qof meel cidla ah uga tegid. 2. Qof dhibaato ku dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga angar

laangare | laangarre | maangarad | maangarasho | maangaro | angaran | angaran | angarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version