Animoomitir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(fiis.) Qalab lagu cabbiro xawaaraha iyo jihada dabaysha iyada oo halbeeggu yahay intaas oo mayl saacaddiiba ama intaas oo mitir ilbiriqsigiiba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga animoomitir ↴
anemoomitir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg