Anqaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anqaas ↴
aruundi | inqaas | khad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg