anqarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ilmo markaa dhashay caano ama biyo qaadasho. ld canqarso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anqarso ↴
anqarsasho [m.f.dh]
eeg anqarso. ld canqarsasho.
canqarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld anqarso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg