Ansax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. A. ah.: wax diinta ama sharciga waafaqsan. 2. ld ansixid.
Ansax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -sixi)Wax diinta iyo sharciga waafaqsan noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ansax ↴
ansaxin | anshax-xumo | ansixi | ansixid | qansax | qaraabaqansax | saxansaxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg