Site icon Qaamuus

ereyga

Anshax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xo, m.l)

(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dhaqmo; asluub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anshax

aadaab | aadaminnimo | edbi | edeb | edebdaran | edebdarro | edebdarroo | edebsan | edebso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version