Ansixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax ansax ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ansixi ↴
ansax | ansaxin | ansixid | ansixin | ansixis | aqoon farsamo | barlammaan | sharciyeed | weeso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg