antaradhaaf
(m.l)1. Wax xadkoodi caadiga ahaa ka batay. 2. ld antaradhaafid.
antaradhaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Wax xadkoodi caadiga ahaa dhaafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh antaradhaaf ↴
antaradhaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xadkoodi caadiga ahaa ka badin.
antaradhaafid [m.f.dh]
eeg antaradhaaf². ld antaradhaaf¹ (2).
antaradhaafin [m.f.dh]
eeg antaradhaafi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg