Site icon Qaamuus

ereyga

Aqbal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Oggolaanshaha cidi yeesho wax la weyddiistay. ld aqbalid.

Aqbal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Cid wax la weyddiistay yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqbal

yeel | aammiin | ajiib | ajiib | aqbalid | aqbalsii | aqbalsiin | gogoldhaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version